Haye, hooyada dalka u soo guurtaay!

  • Miyaad dooni laheyd inaad si fiican ugu hadasho finnishka?
  • Miyaad dooni laheyd inaad la saaxiibto naag finnish ah
    islamarkaana aad waqti laqaadato?

Qeybta Kaakko ee Midowga Badbaadada Carruurta ee Mannerheim adigoo soo maraya waxaad is-baran kartaan naag Finnish. Waxaad la baran kartaa luqada finnishka waxaadna sidoo kale iska baran kartaan dhaqamadiina, tusaale ahaan waxaad tegi kartaan dukaanka, soc-socod ama jardiinada. Carruurtu xitaa waxay ku jiri karaan waxqabadka. 

Qeybta ee ururka Midowga Badbaadada carruurta ee Mannerheim waa urur bulshadeed. Ujeedadiisuna waa horumarinta hufnaanta ama wannaagsanaanta, carruurta, dhalinyarada iyo qoysaska iyo taageeridda waalidnimada.

Macluumaad dheeraad ah,
Isku-dubaridada

Kymenlaakso

Suvi Laajarinne
suvi.laajarinne@mll.fi
040 750 4112


Etelä-Karjala 

Heta Jurvanen
heta.jurvanen@mll.fi
040 087 3603